Dayuurado dagaal oo caawa duqeeyey degaan ay gacanta ku heyso Al-shabaab

Dayuurado dagaal oo aan la garaneynin cida iska leh ayaa caawa duqeymo culus ka fuliyey degaan ay gacanta ku heyso kooxda Al-shabaab oo ka tirsan gobolka Gedo. Masuuliyiin gobolkaas ka tirsan ayaa sheegaya in duqeynta ay ka dhacday degaanka Dhiigtaar oo u dhow tuulo Barwaaqo. Dadku dhow degaanka la duqeeyey ayaa sheegay iney maqleen guuxa … Continue reading Dayuurado dagaal oo caawa duqeeyey degaan ay gacanta ku heyso Al-shabaab